Jurgen Klopp Oo Baddalka Emre Can Usoo Qaadanaya Xidig Katirsan PSG Kaas Oo Xilli Ciyaareedki Hore Ka Ciyaaray Premier League.

0
1578

Liverpool ayaa isha kuhaysa soo qaadashada xidiga reer Poland ee Grzegorz Krychowiak, si uu Jurgen Klopp ugu xoojiyo safka uu ku shir tagi doono ololaha soo aaddan.

 

Krychowiak, oo 28-jir ah ayaa xilli ciyaareedki hore qaab amaah ugu ciyaaray West Brom isaga oo usafatay 31-kulan markaas oo ay Beggies ulaabatay heerka labaad.

 

PSG  ayaa Krychowiak kula soo saxiixatay £24m isaga oo kaga yimid Sevilla laba sano kahor balse kuguul darraystay in saameen kuyeesho safka koobaad ee kooxda.

 

waqtigan  Klopp ayaa doonaya in uu xoogga sidii saaro sidii uu xidigan si joogto ah ugu soo dhaqaajin lahaa England kadib markii Emre Can uu kubiiray Juventus.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan