Real Madrid waa inay hal sharci jebisaa si ay Paul Pogba xagaagan usoo qaadato.

0
1059

 

Kooxda Man United macalinkeeda Jose Mourinho ayaa laga soo xigtay inuu xagaagan ibin doono Paul Pogba sidoo kalena cayaartooy kale dheeraad ah kooxda kusoo kordhin doono.

Real Madrid ayaa ka mid ah naadiyada saxiixa Pogba lala xariirinaayo weliba United qiimo jaban kuma fasixi doonto.

Real Madrid waxaa u dagsan xeer ah inaysan soo iibsanin cayaartooy uu wakiil u yahay Mino Raiola haatana Pogba waxaa wakiil u ah Raiola.

Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez xiriir wanaagsan kalama dhaxeeyo Mino Raiola waxayna isku dhaceen sanadii 2010 xili Zlatan uu rabay Real Madrid balse wakiil Raiola ka shaqeeyay inuu Barcelona aado.

Sidaa darteed Madrid siyaasada u dagsan inay jebiyaan ayay Pogba xagaagan kusoo qaadan karaa oo ay ku dhaqmaeen 7-sano ugu dambeesay in cayaartooyd Mino Raiola wakiil u yahay iibsaneyn.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan