Rasmi: Jadwalka tartanka International Champions Cup 2018 oo lasoo bandhigay kulamadiisa

0
2285

 

Tartanka xiisaha badan International Champions Cup (ICC) 2018 ayaa si rasmi ah shaaca looga qaaday kulamadiisa kooxaha waa weyn cayaari doonaan xili ay isku diyaarin doonaan xili cayaareedka 2018/19.

International Champions Cup (ICC) xagaagan kooxo badan ayaa ka qayb qaadan doonaan waxaana 18-kulan ka mid ah lagu cayaari doonaa gudaha USA halka Yurub iyo Singapore 10-kulan marti galin doonaan.

Tartanka International Champions Cup (ICC) wuxuu bilaaban doonaa 20 July asigoo soo idlaan doono 12 Aug 2018.

Kooxaha tartanka ICC 2018 ka qayb qaadanayan hoos kaga bogo:

Kulamada gudaha USA lagu cayaarayo:

Kulamada Yurub lagu cayaarayo ICC 2018:

Kulamada Singapore lagu cayaarayo:

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan