Xiddiga qadka dhaxe Bayern Munich Kaga ciyaara Arturo Vidal oo dhaawac garoonka looga saaray.

0
1039

Bayern Munich xiddiga qadka dhaxe kaga ciyaara Arturo Vidal ayaa dhaawac looga saaray kulankii Axada ay ciyaareen ka hor ka dib markii xiddigan uu dhaawac soo gaaray.

waxaa lagu qasbay inuu xerada tawabarka ka baxo Franck Ribery iyo goolhaye Toni Tapalovi ayaan ak dambeeyay, ilaa ugu dambeyn xiddigan gawaarida dhaawaca lagu qaaday ayey xaaladiisa gaartay.

Wararka waxaa ay intaasi kusii darayaan xiddigan reer Chile inuu seegay lugta labaad ee tartanka wareega sided dhamaadka tartanka champions league dhaawac dhanka jilibka aawgi.

Ka dib guushii Bundesliga ay 5-1 ku dhufteen Borussia Monchengladbach todobaadkani, waxaa xusid mudan lugta koowaad ee wareega afar dhamaadka tartanka champions league in Real Madrid ay la ciyaari doonaa 25-ka bisha April.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan