Shaxda rasmiga ay garoonka kusoo galayaan Lazio Vs Roma oo lasoo bandhigay

0
470

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay Rome Derby shaxda rasmiga ah ay garoonka kusoo galayaan kooxaha Lazio Vs AS Roma.

Labadaan koox ee caasimada Talyaaniga ka dhisan ayaa hadda kaalinta 3-aad ku wada jiraan waxayna doonayaan xaqiijinta Champion-ka xili cayaareedka dambe.

Roma waxay kulankeedii ugu dambeesay 3-0 ku xaaqday Barcelona ayadoo Semi Fiinaalka Champion-ka usoo baxday halka Lazio guuldaro 4-1 kala kulantay Salzburg lagana reebay Europa League.

Fadlan hoos kaga bogo shaxaha rasmiga ah ay garoonka kusoo galayaan Lazio Vs Roma kulankaan bilaaban doono 9:45 fiidnimo xiliga geeska Afrika:

Roma: Alisson; Manolas, Fazio, Juan Jesus; Bruno Peres, De Rossi, Strootman, Kolarov; Nainggolan, Schick; Dzeko

Keedka: Skorupski, Jonathan Silva, Capradossi, Bruno Peres, Luca Pellegrini, Florenzi, Lorenzo Pellegrini, Gonalons, Gerson, Cengiz Under, Antonucci, El Shaarawy.

Lazio: Strakosha; Luiz Felipe, De Vrij, Radu; Marusic, Parolo, Leiva, Milinkovic-Savic, Lulic; Felipe Anderson, Immobile

Keydka: Guerrieri, Vargic, Bastos, Caceres, Wallace, Lukaku, Basta, Murgia, Di Gennaro, Nani, Luis Alberto, Caicedo

 

Garsoore: Mazzoleni

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan