Wareega 8-aad Champion-ka kooxaha la isku aadiyay iyo guulaha ay kala heestaan

0
1028

 

Waxaa si rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega 8-aad Champion-ka waxaana kasoo baxeen kulamo adag oo xiiso leh sida Juventus Vs Real Madrid iyo Liverpool Vs Man City.

Haddaba kooxaha la isku aadiyay iyo iskoorada ay kala heestaan hoos kaga bogo:

Barcelona (ESP) v Roma (ITA)
Lugta 1-aad: 4 April, Lugta labaad: 10 April

  • 4 -kulan horey tartamada Yurub isku arkeen:
    1 Barcelona guul
    1 Roma guul
    2 bar bar dhac

Sevilla (ESP) v Bayern M√ľnchen (GER)
Lugta 1-aad: 3 April, Lugta labaad: 11 April

  • Labadan koox waligood tartamada Yurub horey iskuma arkin.

Juventus (ITA) v Real Madrid (ESP, holders)
Lugta 1-aad: 3 April, Lugta labaad: 11 April

  • 19 kulan horey tartamada Yurub isku arkeen:
    8 Juventus guul
    9 Real Madrid guul
    2 bar bar dhac

Liverpool (ENG) v Manchester City (ENG)
Lugta 1-aad: 4 April, Lugta labaad: 10 April

  • Labadan koox waligood tartamada Yurub horey iskuma arkin.
SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan