Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan caawa kooxaha Roma iyo Shakhtar Donetsk oo la shaaciyey

0
513

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan caawa kooxaha Roma iyo Shakhtar Donetsk kulanka lugta labaad ee Wareegga 16-ka Champions League.

Kulankii lugta hore kooxda reer Ukraine ayaa ku soo adkaatay 2-1, waxaana Giallorossi ay caawa doonaysaa inay guuldarradaas ka soo kabato kulanka martida loogu yahay Talyaaniga.

SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Roma: Alisson; Florenzi, Manolas, Fazio, Kolarov; Nainggolan, De Rossi, Strootman; Under, Dzeko, Perotti.

 Keydka Roma: Skorupski, Peres, Juan Jesus, Pellegrini, Gerson, El Shaarawy, Schick.

Safka hore ee Shakhtar Donetsk: Pyatov; Butko, Ordets, Rakitsky, Ismaily; Fred, Stepanenko; Marlos, Taison, Bernard; Facundo Ferreyra.

Keydka Shakhtar Donetsk: Kudryk, Petriak, Khocholava, Dentinho, Patrick, Kovalenko, Zubkov.

Garsooraha ciyaarta: Mallenco (ESP)

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan