Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan caawa kooxaha Mancheter United iyo Sevilla oo la shaaciyey

0
582

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan caawa kooxaha Manchester United iyo Sevilla kulanka lugta labaad ee Wareegga 16-ka Champions League.

Kulankii lugta hore oo ka dhacay dalka Spain labada kooxood ayaa ku soo kala baxay barbaro goolal la’aan ah, waxaana sababta kulankan uu dhankasta ugu furan yahay.

Marouane Fellaini iyo Marcus Rashford ayaa ku soo bilowday oo hoggaaminaya shaxda kulanka caawa ee Manchester United ay Old Trafford ku soo dhaweynayso Sevilla.

SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Manchester United: De Gea; Valencia, Bailly, Smalling, Young; Matic, Fellaini; Lingard, Sanchez, Rashford; Lukaku.

Keydka Manchester United: Romero, Darmian, Lindelof, McTominay, Mata, Pogba, Martial.

Safka hore ee Sevilla: Rico; Mercado, Kjaer, Lenglet, Escudero; N’Zonzi, Banega, Sarabia, Vazquez, Correa; Muriel.

Keydka Sevilla: Ben Yedder, Geis, Soria, Pizarro, Pareja, Nolito, Lopes.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan