Waa kuwee 12-ka ciyaaryahan ee ka tirsan kooxda Man United kuwaasoo uu heshiiskoodu dhacayo dhammaadka xilli ciyaareedkan?

0
760

12-ciyaaryahan oo ka tirsan Manchester United ayaa kooxda isaga tagi kara dhammaadka xilli ciyaareedkan, markaasoo uu qandaraaskoodu dhacayo haddii aan heshiisyo cusub aysan ka saxiixan kooxdu.

Dhammaan ciyaaryahannada ayaa heshiiska ay kula jiraan Man United waxa uu ku eg yahay 30 bisha June sanadka 2019-ka, intaas ka hor haddii aan heshiis cusub laga saxiixanna waa ay isaga tagi karaan kooxda oo waxa ay xor u yihiin inay ku biiraan kooxdii ay doonaan.

HADDABA XIDDIGAHA MANCHESTER UNITED OO UU QANDARAASKOODU DHACAYO DHAMMAADKA XILLI CIYAAREEDKAN AYAA WAXA AY KALA YIHIIN:-

Daley Blind

Matteo Darmian

David de Gea

Ander Herrera

Phil Jones

Anthony Martial

Juan Mata

Andreas Pereira

Marcos Rojo

Chris Smalling

Antonio Valencia

James Wilson

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan