9 xiddig oo ay leedahay Kooxda Liverpool kuwaasoo heshiiskoodu ku eg yahay sanadka 2019 oo la shaaciyey

0
728

9 ciyaaryahan oo ka tirsan Liverpool ayaa kooxda isaga tagi kara dhammaadka xilli ciyaareedkan, markaasoo uu qandaraaskoodu dhacayo haddii aysan heshiisyo cusub ka saxiixan kooxdu.

Xiddigahaas Sagaalka ah ee ay milkiyaddooda leedahay kooxda Liverpool waxaa Alberto Moreno iyo James Milner.

Dhammaan ciyaaryahannadan ayaa heshiiska ay kula jiraan kooxda Liverpool waxa uu ku eg yahay 30 bisha June sanadka 2019-ka, intaas ka hor haddii aan heshiis cusub laga saxiixanna waa ay isaga tagi karaan kooxda oo waxa ay xor u yihiin inay ku biiraan kooxdii ay doonaan.

HADDABA XIDDIGAHA LIVERPOOL OO UU QANDARAASKOODU DHACAYO DHAMMAADKA XILLI CIYAAREEDKAN AYAA WAXA AY KALA YIHIIN:-

Adam Bogdan

Jon Flanagan

Ragnar Klavan

Lazar Markovic

James Milner

Alberto Moreno

Divock Origi

Connor Randall

Daniel Sturridge

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan