SAWIRRO: Xiddigaha Manchester United oo ku jira tababarkii ugu dambeeyey oo ay isugu diyaarinayaan kulanka FA Cup-ka

0
760

Ciyaartoyda kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku jira tababarkii ugu dambeeyey oo ay isugu diyaarinayaan kulanka FA Cup oo ay la leeyihiin naadiga Huddersfield.

Iyagoo intooda badan wajiyada dabooshay ayey xiddigaha Man United ka qeyb qaateen tababarkii maanta oo Arbaco ah ku qabsoomay xerada tababarka United ee Carrington.

Alexis Sanchez iyo Nemanja Matic ayaa ka mid ahaa xiddigaha sida weyn uga dhexmuuqday tababarkii maanta ee kooxda Man Utd.

Manchester United ayaa ku booqanaysa kooxda Huddersfield garoonka John Smith’s Stadium maalinta Axadda ah ee todobaadka soo aaddan.

SAWIRRO:


 

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan