Power Rankings: Sida ay u kala awood badan yihiin 16-ka kooxood ee isugu soo haray Champions League oo la shaaciyey… + SAWIRRO

0
1760

Waxaa la shaaciyey sida ay u kala awood badan yihiin 16-ka naadi ee isugu soo haray Wareegga 16-ka Champions league xilli ciyaareedkan.

Shabadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qalinka u qaadatay 16-ka kooxood ee ugu soo haray Champions League iyo sida ay u kala awood badan yihiin Power Rankings.

Bayern Munich iyo Juventus ayaa noqday kooxaha ugu awoodda badan 16-ka kooxood ee isugu soo haray Champions League xilli ciyaareedkan sida ay sheegeyso qiimeynta Goal.

Goal.com waxa ay qiimeyn ku sameysay koox waliba 10-kii kulan oo ay soo ciyaaray, guulaha ay soo gaartay iyo barbaraha ay soo gashay sidan ayeyna u kala sarreeyaan oo ay u kala awood badan yihiin dhibcahana u kala heleen:-

16- Roma | 12 Dhibcood

17- Chelsea | 13 Dhibcood

18- Real Madrid | 18 Dhibcood

=12. Shakhtar Donetsk | 19 Dhibcood

=12. Basel | 19 Dhibcood

=10. Manchester United | 20 Dhibcood

=10. Sevilla | 20 Dhibcood

=8. Liverpool | 22 Dhibcood

=8. Tottenham | 22 Dhibcood

=6. Barcelona | 23 Dhibcood

=6. Besiktas | 23 Dhibcood

=4. Manchester City | 25 Dhibcood

=4. Porto | 25 Dhibcood

3-Paris Saint-Germain | 27 Dhibcood

=1. Bayern Munich | 30 Dhibcood

=1. Juventus | 30 Dhibcood

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan