FC Basel Vs Man City shaxaha rasmiga ah oo ay garoonka caawo kusoo galayaan

0
377

 

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay shaxaha ay caawo garoonka kusoo galayaan kooxaha FC Basel Vs Man City wareega 16-aad Champion-ka lugtiisa kowaad.

Macalin Guardiola shax adag ayu doortay asigoo doonayo safarka kooxdiisa Switzerland ku aaday wuxuuna garoonka usoo xushay:

Man City XI: Ederson, Walker, Kompany (C), Otamendi, Delph, Fernandinho, Gündogan, De Bruyne, Sterling, Bernardo, Agüero

Keedka Man City: Bravo, Danilo, Stones, Laporte, Sané, Silva, Foden

Dhinaca kale FC Basel oo dooneyso inay si lama filaan ah kaga yaabsato kooxda Man City waxay garoonka kusoo galeysaa shaxda hoose:

Keedka Basel: Salvi, Petretta, Zuffi, Van Wolfswinkel, Ajeti, Manzambi, Bua

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan