Afar cayaaryahan Man United inay iska iibiso xagaagan ayay kooxdan daawo ugu jirtaa

0
1172

 

Qaar ka mid ah xidigaha kooxda Man United xili cayaareedkan bandhigooda wacan joogto ma ahayn haatana waxaa lasoo gaaray xiligii macalin Jose Mourinho uu qiimeyn gaar ah sameyn lahaa.

Waxaan idiin heynaa afar cayaaryahan oo la aaminsan yahay in marka uu xili cayaareedkan soo idlaado kooxda Man United iska iibin doonto.

Macalin Jose Mourinho xagaagan saxiixyo dheeraad ah ma sameyn karo wuxuu ku qasban yahay cayaartooyda faraha badan ee Old Trafford ku sugan inuu qaar ka mid ah diro.

Fadlan hoos kaga bogo magacyada afarta cayaaryahan ee mudan in xagaagan Man United laga diro bandhigooda oo aan mid wanaagsaneyn ahayn awgeed:

#4 Chris Smalling

Newcastle United v Manchester United - Premier League

#3 Matteo Darmian

Manchester United v Burton Albion - Carabao Cup Third Round

#2 Marouane Fellaini

Tottenham Hotspur v Manchester United - Premier League

#1 Daley Blind

Manchester United v Leicester City - Premier League

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan