Shaxda rasmiga ah kulanka galabta ee kooxaha SPAL 2013 iyo AC Milan oo la shaaciyey – Yaa ku soo bilowday?

0
293

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan kooxaha SPAL 2013 iyo AC Milan ee horyaalka Serie A.

Milan ayaa booqanaysa naadiga SPAL kulan ka tirsan horyaalka Talyaaniga, kaasoo baasmi doona 5:00 galabnimo saacadda geeska Afrika.

Haddaba Shaxda labada kooxood oo dhammaystiran hoos ka eeg:-

Safka hore ee SPAL: Meret; Simic, Salamon, Felipe; Lazzari, Kurtic, Everton Luiz, Grassi, Mattiello; Paloschi, Antenucci.

Keydka SPAL: Gomis, Marchegiani, Väisänen, Costa, Dramé, Konate, Schiattarella, Vitale, Viviani, Bonazzoli, Floccari.

Safka hore ee Milan: G Donnarumma; Abate, Bonucci, Romagnoli, Ricardo Rodriguez; Kessie, Biglia, Bonaventura; Suso, Cutrone, Calhanoglu.

Keydka Milan: A Donnarumma, Musacchio, Zapata, Antonelli, Gomez, Locatelli, Montolivo, Mauri, Borini, Andre Silva.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan