Rasmi: Liiska Cayaartooyda cusub ee loo diiwaan galiyay 16-ka naadi Champion-ka ka qayb qaadanayan

0
1182

 

Koobka horyaalada Yurub ayaa todobaadka dambe la amba qaadi doonaa ayadoo marxalad xasaasi ah lasoo gaaray waxaana isugu soo hareen tartankaan 16-ka naadi ee xiligaan Yurub ugu awooda badan.

Hadaba UEFA ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay liiska cayaartooyda cusub ee koox walbo loo diiwaan galiyay inay wareega 16-aad Champion-ka u cayaaraan.

Nidaamka Yurub wuxuu dhigayaa in koox walbo sedex cayaaryahan oo tartanka horey uga soo muuqanin in loo diiwan galin karo bisha Febraayo marka wareega 16-aad la amba qaadayo.

Hadaba hoos kaga bogo 16-ka naadi ee Champion-ka ka qayb qaadanayo cayaartooyda cusub ee loo diiwaan galiyay iyo kuwa ay liiskoodii hore ka saareen:

Barcelona

  • In: José Arnaiz, David Costas, Yerry Mina
  • Out: Gerard Deulofeu, Javier Mascherano, Rafinha, Arda Turan

Basel

  • In: Fabian Frei, Léo Lacroix, Valentin Stocker
  • Out: Manuel Akanji, Alexander Fransson, Omar Gaber, Cédric Itten, Dereck Kutesa, Dominik Schmid, Renato Steffen

Bayern München

  • In: Manuel Neuer, Sandro Wagner, Kwasi Okyere Wriedt
  • Out: Marco Friedl

Beşiktaş

  • In: Cyle Larin, Vágner Love, Domagoj Vida
  • Out: Orkan Çınar, Şiyar Kepir, Matej Mitrović, Cenk Tosun

Chelsea

  • In: Ross Barkley, Olivier Giroud, Emerson Palmieri
  • Out: Jake Clarke-Salter, Michy Batshuayi, Kenedy, Charly Musonda

Juventus

  • In: Stephan Lichtsteiner
  • Out: Benedikt Höwedes

Liverpool

  • In:  Nathaniel Clyne, Danny Ings, Virgil van Dijk
  • Out: Philippe Coutinho, Jon Flanagan, Marko Grujić, Daniel Sturridge

Manchester City

  • In:  Aymeric Laporte, Oleksandr Zinchenko
  • Out: Jacob Davenport, Eliaquim Mangala, Charlie Oliver

Manchester United

  • In: Alexis Sánchez
  • Out: Henrikh Mkhitaryan, James Wilson

Paris Saint-Germain

  • In: Lassana Diarra
  • Out: Rémy Descamps, Moussa Diaby, Alec Georgen, Lucas Moura

Porto

  • In: Yordan Osório, Gonçalo Paciência, Majeed Waris
  • Out: João Costa, Jorge Fernandes, Hernâni, Miguel Layún, Rúben Macedo, Federico Varela

Real Madrid

  • In: cayaartooy cusub ma diiwaan gashanin
  • Out: cayaartooyna kama tagin ama liiskoodii hore kama saarin

Roma

  • In: cayaartooy cusub ma diiwaan gashanin
  • Out: Héctor Moreno, Abdullahi Nura

Sevilla

  • In: Guilherme Arana, Roque Mesa, Sandro Ramírez
  • Out: Ganso, Michael Krohn-Dehli, Borja Lasso, Walter Montoya

Shakhtar Donetsk

  • In: Dodô, Ruslan Fomin, Vyacheslav Tankovskiy
  • Out: Marcio Azevedo

Tottenham Hotspur

  • In: Érik Lamela, Lucas Moura
  • Out: Juan Foyth, Georges-Kévin N’Koudou
SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan