Saddex SHAX oo ay kooxda Arsenal ku ciyaari karto kaddib markii ay la soo wareegtay Mkhitaryan iyo Aubameyang

0
1472

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa maanta dhammaystiray saxiixa Weeraryahan Pierre-Emerick Aubameyang kaasoo ay kala soo wareegeen naadiga Dortmund ee dalka Jarmalka.

Gunners ayaa lacagihii ugu badnaa taariikhda kooxda kula soo wareegtay xiddiga xulka qaranka Gabon Pierre-Emerick Aubameyang.

Dhinaca kale Gunners ayaa horay u dhammaystirtay saxiixa Henrikh Mkhitaryan oo ay kala soo wareegtay kooxda Manchester United, isagoo qeyb ka ahaa heshiiskii uu garoonka Old Trafford ugu guuray Sanchez oo ka tagay Arsenal.

Haddaba Warsidaha Goal.com ayaa qalinka u qaatay oo Saddex Shax ka sameeyay marka Arsenal lagu daro saxiixyadeeda cusub ee Pierre-Emerick Aubameyang iyo Henrikh Mkhitaryan.

1-

2-

3-

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan