Maamulka horyaalka tayaaniga oo soo saaray liiska garsoorayaasha dhex-dhexaadin doona kulamada 22-aad ee Serie A-da xilli Irrati loo dhiibay kulan weyn.

0
450

Garsooraha caanka ah ee Massimiliano Irrati ayaa gacanta loo galiyay kulanka ugu weyn isbuuca 22-aad ee horyaalka talyaaniga kaas oo magaalada Milan ku dhexmari doona kooxaha SS Lazio iyo Ac Milan – waana kulanka ugu weyn todobaadka soo aadan.

Biancocelesti ayaa dhalisay 13-gool, 3-dii kulan ee ugu dambeysay kulamada horyaalka Serie A-da, taasoo ka dhigan in Milan ay si weyn kaga walwalsan tahay martida soo booqan doonta.

Dhanka kale Fabio Maresca ayaa loo magacaabay kulanka Chievo iyo Juventus, halka Paolo Mazzoleni isna loo dhiibay kulanka Napoli ay gurigeeda kusoo dhaweyneyso Bologna.

KULAMADA 22-AAD IYO GARSOORKA:

Chievo-Juventus – Fabio Maresca
Crotone-Cagliari – Paolo Tagliavento
Fiorentina-Verona – Claudio Gavillucci
Genoa-Udinese – Luca Pairetto
Milan-Lazio – Massimiliano Irrati
Napoli-Bologna – Paolo Mazzoleni
Roma-Sampdoria – Luca Banti
Sassuolo-Atalanta – Paolo Valeri
Spal-Inter – Piero Giacomelli
Torino-Benevento – Maurizio Mariani

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan