Safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan caawa kooxaha Cagliari iyo AC Milan oo la shaaciyey

0
322

Waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo gali doonaan caawa kooxaha Cagliari iyo AC Milan kulanka ka tirsan horyaalka Serie A ee Waddanka Talyaaniga.

AC Milan ayaa safkeeda hore kusoo bilowday Nikola Kalinic, Suso iyo Hakan Calhanoglu kulanka ay booqanayaan Cagliari, halka Leonardo Pavoletti safka martigeliyeyaasha.

SAFAFKA RASMIGA AH EE AY GAROONKA KU SOO GELI DOONAAN LABADA KOOXOOD HOOS KA EEG:-

Safka hore ee Cagliari: Cragno; Romagna, Ceppitelli, Pisacane; Faragò, Ionita, Cigarini, Barella, Padoin; Sau, Pavoletti.

Safka hore ee Milan: G Donnarumma; Calabria, Bonucci, Romagnoli, Rodriguez; Kessie, Biglia, Bonaventura; Suso, Kalinic, Calhanoglu.

Garsooraha ciyaarta: Guida

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan