Kooxaha Bournemouth iyo Arsemal ayaa soo saaray shaxda rasmiga ah ee ay garoonka kusoo geli doonaan kulanka ku dhexmaraya garoonka Vitality Stadium.
Warka ugu weyn ayaa wuxuu yahay in Alexis Sanchez uusan gabi ahaanba ku jirin xulashada Arsenal, iyadoo xiddigaani uu qarka u saaran yahay inuu ku biiro Manchester United.
BOURNEMOUTH: Begovic, Francis, Steve Cook, Ake, Adam Smith, Lewis Cook, Gosling, Daniels, Ibe, Fraser, Callum Wilson.
KEYDKA: Boruc, Surman, Pugh, Arter, Afobe, Mousset, Simpson.
ARSENAL: Cech, Chambers, Mustafi, Holding, Bellerin, Xhaka, Wilshere, Maitland-Niles, Iwobi, Welbeck, Lacazette.
KEYDKA: Ospina, Mertesacker, Ramsey, Walcott, Kolasinac, Elneny, Nketiah.