Suuqa kala iibsiga xiddigaha bisha Janaayo ayaa maanta si rasmi ah u furmay, iyadoo ay jiraan ciyaaryahanno dhowr ah oo ka tagaya kooxahooda iyo weliba xiddigo kale oo ku biiraya kooxo cusub.
Haddaba Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qalinka u qaadatay oo soo bandhigtay 30 ciyaaryahan ee sare oo la la wareegi karo bishan Janaayo, waxaana hor boodaya Ozil, Sanchez, Mkhitaryan, Coutinho iyo xiddigo kale.
Magacyada 30-kaas ciyaaryahan iyo kooxaha ay haatan ka tirsan yihiin hoos ka eeg:-
#1 Thomas Lemar (Monaco)
#2 Malcom (Bordeaux)
#3 Alexis Sanchez (Arsenal)
#4 Sergej Milinkovic-Savic (Lazio)
#5 Christian Pulisic (Borussia Dortmund)
#6 Mesut Ozil (Arsenal)
#7 Jean Seri (Nice)
#8 Ryan Sessegnon (Fulham)
#9 Philippe Coutinho (Liverpool)
#10 Antoine Griezmann (Atletico Madrid)
#11 Kepa Arrizabalaga (Athletic Club)
#12 Theo Walcott (Arsenal)
#13 Olivier Giroud (Arsenal)
#14 Michy Batshuayi (Chelsea)
#15 Aymeric Laporte (Athletic Club)
#16 Inigo Martinez (Real Sociedad)
#17 Virgil van Dijk (Southampton)
#18 Mauro Icardi (Inter)
#19 Henrikh Mkhitaryan (Manchester United)
#20 Lucas Moura (PSG)
#21 Marouane Fellaini (Manchester United)
#22 Emre Can (Liverpool)
#23 Jack Wilshere (Arsenal)
#24 Leon Goretzka (Schalke)
#25 Danny Rose (Tottenham)
#26 Steven N’Zonzi (Sevilla)
#27 Gianluigi Donnarumma (Milan)
#28 Joao Mario (Inter)
#29 Javier Pastore (PSG)
#30 Arthur Melo (Gremio)
FG: Virgil van Dijk waxa uu maanta si rasmi ah ugu biiray kooxda Liverpool, isagoo ka soo tagay Southampton noqdayna difaaca ugu qaalisan Adduunka.