Kaka oo soo xushay shaxda 11-ka laacib ee ugu wanaagsanaa Waqtigiisii – Cristiano Ronaldo oo ka soo muuqday

0
1429

Ciyaaryahankii hore ee kooxaha AC Milan iyo Real Madrid ee Liete Kaka ayaa soo xushay shaxda ka kooban 11-ka laacib ee uu arko kuwii ugu wanaagsanaa waqtigiisii.

Xiddiga uu soo xushay ayaa u badan kuwo u soo ciyaaray isla labada kooxood ee AC Milan iyo Real Madrid ee uu waqtigiisa ciyaareed ku soo qaatay xilligiisii qaaradda Yurub.

Waxaa shaxdan ka soo muuqday weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo.

Halkaan hoose ka eeg 11-ka laacib ee uu soo xushay Liete Kaka oo loo nidaamiyey shaxda 4-3-3:-

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan