Half Time: Kooxda Chelsea oo qeybta hore barbaro lagu celiyey  & halka ay kala marayaan kooxaha kale

0
327

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa barbaro goolal la’aan 0-0 lagu celiyey kaddib markii ay garoonkeeda ku soo dhaweysay naadiga Brighton & Hove Albion.

Kulanka ka soconaya garoonka Stamford Bridge ayay labada kooxood isku heleen fursado goolal loo filan karay, laakiin koox shabaqa gaartay ma jirto illaa iyo hadda waxaa lagu kala nastay barbaro 0-0.

Kooxaha kale ee haatan ciyaaraya Premier League iyo natiijooyinka ay ku kala nasteen qeybta hore hoos ka eeg:-

AFC Bournemouth 1 – 1 West Ham United

Huddersfield Town 1 – 0 Stoke City

Manchester United 0 – 2 Burnley

Watford 1 – 1 Leicester City

West Bromwich Albion 0 – 0 Everton

Haddaba la soco natiijooyinka qeybta labaad ee kulamadan ay ku dhammaadaan…

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan