Warbixin sanadeed: Sidee loo kala sareyaa qiimeynta UEFA naadiyada iyo xulalka

0
2071

 

Sanadkaan 2017 wuu soo idlaaday sidaa darteed xiriirka kubada cagta Yurub (UEFA) ayaa soo daabaceen warbixin sanadeedkii looga bartay ee ka hadasho sida qiimeynta loo kala sareeyo naadi ahaan iyo xul ahaan.

Kala sareynta naadiyada iyo xulalka UEFA ayaa lagu saleeyaa dhibcaha u aruureen xulalka ama naadiyada tartamada Yurub guulaha ay gaareen ama bar bar dhaca ay heleen.

Marka laga hadlaayo kala sareynta qiimeynta UEFA dhanka naadiyada sida ay u kala awood badan yihiin 5-sano ee ugu dambeesay (2012 – 2017) ayaa lasoo daabacay hoosna kaga bogo:

1 Real Madrid (ESP) 148.000 dhibcood
2 Barcelona (ESP) 126.000 dhibcood
3 Bayern München (GER) 125.000 dhibcood
4 Atlético Madrid (ESP) 122.000 dhibcood
5 Juventus (ITA) 120.000 dhibcood
6 Paris Saint-Germain (FRA) 109.000 dhibcood
7 Sevilla (ESP) 108.000 dhibcood
8 Manchester City (ENG) 97.000 dhibcood
9= Borussia Dortmund (GER) 95.000 dhibcood
9= Benfica (POR) 95.000 dhibcood

Horyaalada Yurub iyo sida ay u kala awood badan yihiin qiimeynta UEFA 5-sano ugu dambeesay (2012 – 2017) waxaana lagu saleeyay horyaaladan kooxahooda bandhiga ay tartamada Yurub ka sameeyeen:

1 Spain (Liga) 98.284 dhibcood
2 England (Premier League) 71.748 dhibcood
3 Italy (Serie A) 69.749 dhibcood
4 Germany (Bundesliga) 67.750 dhibcood
5 France (Ligue 1) 52.415 dhibcood
6 Russia (Premier League) 50.182
7 Portugal (Liga) 44.582 dhibcood
8 Ukraine (Premier League) 39.133 dhibcood
9 Belgium (First League) 38.500 dhibcood
10 Turkey (Super League) 34.800 dhibcood

Xili cayaareedkan 2017/18 kala sareynta horyaalada Yurub qiimeynta UEFA dhibcaha ay ka heestaan ayadoo lagu saleeyay bandhigooda (Champion-ka iyo Europa League)

1 England (Premier League) 12.214 dhibcood
2 Spain (Liga) 11.000 dhibcood
3 Italy (Serie A) 10.833 dhibcood
4 Russia (Premier League) 9.400 dhibcood
5 France (Ligue 1) 7.500 dhibcood
6= Cyprus (First Division) 7.000 dhibcood
6= Portugal (Liga) 7.000 dhibcood
8 Austria (Bundesliga) 6.750 dhibcood
9= Germany (Bundesliga) 6.000 dhibcood
9= Ukraine (Premier League) 6.000 dhibcood

Kala sareynta xulalka Yurub qiimeynta UEFA 2017 ku saleesan ayadoo xul walbo dhibcahaan ku helaan guulaha ama bar bar dhaca uu helay:

1 Germany 40.747 dhibcood
2 Portugal 38.655 dhibcood
3 Belgium 38.123 dhibcood
4 Spain 37.311 dhibcood
5 France 36.617 dhibcood
6 England 36.231 dhibcood
7 Switzerland 34.986 dhibcood
8 Italy 34.426 dhibcood
9 Poland 32.982 dhibcood
10 Iceland 31.155 dhibcood

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan