CODBIXIN: Saadaali kooxaha usoo bixi doona wareegga quarter-finalka tartanka UEFA Champions League

0
2049

Isku aadka wareegga 16ka ee tartanka UEFA Champions League ayaa la sameeyey maanta oo Isniin ah.

Kulamo xiiso leh ayaana kasoo baxay, sida ciyaarta ay Chelsea ku wajaheyso Barcelona, Real Madrid oo ku beegantay kooxda taajirka ah ee reer France PSG iyo kulanka dhexmari doona kooxaha Tottenham iyo Juventus.

Shabakadda Gool.Net ayaana akhristeyaasheeda usoo bandhigtay fursad ay saadaal codbixin ah kaga dhiibtaan sideeda kooxood ee usoo bixi kara heerka quarter-finalka tartanka UEFA Champions League.

Halkaan hoose ayaadna codkaaga ku dhiiban kartaa, adigoo dooranaya labada kooxood midda aad aaminsan tahay inay usoo gudbi doonto wareegga xigga.

SHARE
Ahmed Jaangoan - Qoraa, Soosaare, Fallanqeeye, Wariye Sports.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan