Maxaa iska badalay 10-ka weeraryahan ee 5-horyaal Yurub ugu goolasha badan

0
1435

 

Cayaaryahan Nabil Fekir wuxuu kusoo baxay gool dhaliye hadal heyn xoogan la imaaday sidoo kalena 5-horyaal Yurub ugu caansan ka dhex muuqdo.

Xidigaan Lyon ka tirsan wuxuu xili cayaareedkan Ligue 1-ka France ka dhaliyay 11-gool waan arin lala yaabay madaama uusan ahayn lambar sagaal toos ah.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka cayaaryahan ee 5-horyaal Yurub ugu caansan ugu goolasha badan ayadoo haatan lagu mashquulsan yahay kulamada gudashada waajibaadka qaran:

1. Ciro Immobile (Lazio) 14-gool

2. Radamel Falco (Monaco) 13-gool

3. Edinson Cavani (PSG) 13-gool

4. Lionel Messi (Barcelona) 12-gool

5. Robert Lewandowski (Bayern) 11-gool

6. Paulo Dybala (Juventus) 11-gool

7. Nabil Fekir (Lyon) 11-gool

8. Mauro Icardi (Inter) 11-gool

9. Dries Mertens (Napoli) 10-gool

10. Pierre-Emerick Aubameyang (Dortmund) 10-gool

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan