AS Monaco Oo Si Rasmi Ah Usoo Bandhigtay 5-ta Saxiixo Oo Ay Xagaagan Sameesay

0
2623

Naadiga AS Monaco oo xili cayaareedkii hore ku guuleesatay horyaalka France sidoo kalena koobka horyaalada Yurub nus dhamaadkiisa soo gaartay ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay saxiixyadeeda cusub xagaagan.

Monaco waxay soo bandhigtay 5-cayaaryahan oo ay xagaagan lasoo saxiixatay ayadoo kooxdan dooneyso inay difaacato Ligue 1 France xili cayaareedka cusub.

Fadlan hoos ka aqriso magacyada 5-ta saxiixo oo ay kooxda AS Monaco soo bandhigtay:

Terence Kongolo (Feyenoord), goolhaye Diego Benaglio (Wolfsburg), Soualiho Meïté (LOSC), Jordi Mboula (Barcelona), Youri Tielemans (Anderlecht).

Sidoo kale hoos kaga bogo magacyada kooxda Monaco xagaagan isaga tageen:

Bernardo Silva (Manchester City), Valère Germain (Marseille), Nabil Dirar (Fenerbahçe), Brighton Labeau (Amiens), Paul Nardi (Cercle Brugge, loan), Corentin Jean (Toulouse), Kouadio-Yves Dabila (Lille), Tristan Muyumba Nkita (Cercle Brugge, loan), Jonathan Mexique (Cercle Brugge, loan), Chano Boukholda (Lille), Guévin Tormin (Cercle Brugge, loan), Abdou Diallo (Mainz), Tiemoué Bakayoko (Chelsea), Elderson Echiéjilé (Sivasspor), Jordy Gaspar (Cercle Brugge, loan), Irvin Cardona (Cercle Brugge, loan), Benjamin Mendy (Manchester City)

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan